Tababaraha xulka qaranka spain Luis da la fuente ayaa goolkii lamine yamal taabasho maskaxeed kadib markii ay 2-1 kaga badiyeen france semi-finalka Euro 2024
16=sano jirkaaan ayaa noqdey ciyaaryahankii ugu da-da yaraa ee gool ka dhaliyo tartan weyn, rikoorkaas oo u horey u bheystay ciyaaryahankii brazil pele oo ka horyimid wales koobkii aduunka ee 1958-dii
dhamaanteen waan ognahay qofka uu yahay waxaan ubaahanahay inaan daryeelno isaga ” de la fuente ayaa sidaa yiri”
waxaa uu umuuqdaa ciyaaryahan khibrad badan waxaan udabaaldageynaa inuu kooxdeena ku jiro, inuu yahay isbaanish waana ku tiirsanahay isaga, waxaana rajeynaynaa inaan ku raaxeysan doono sanadaha soo socdo
guusha spaiin ayaa sidookale noqotay kooxdii ugu horeysay ee lix kulan ku guuleysata hal koob oo euro, iyagoo gaarey finalkii ugu horeeyay ee caalami ah tan io 2012
la roja ayaa wajihi doonta kooxdii badisa kulanka england iyo netherland arbacada